Psst...

Do you want to get language learning tips and resources every week or two? Join our mailing list to receive new ways to improve your language learning in your inbox!

Join the list

Somali Audio Request

yayme
120 Words / 1 Recordings / 1 Comments

Cadowgu beerta waa bi'iyay.

Wáa cunay.

Kursiga miyuu qaaday?

Gabadhu kabaha way heshay.

Cali waa soo marayaa jidka bartamaha magaalada ku yaal.

Hawadu waa kulayl.

Cali saaxiibkiisa buu arkaa.

Haaddu way sugayaan.

Nínku wáa toosay.

Wúu qaaday.

Wâad keentay.

Wâydin qaaddeen.

Guriga way dhisayaan.

Dariiqyo way dhiseen.

Kursiyo way qaadeen.

Maxámed, Idríis iyo Maxmuud wáy sugeen.

Cali saaxiibkiisa buu arkaa.

Jidka wuu soo marayaa.

Dhakhtaraddu warqadda way dildday.

Bixíya!

Karíya!

Baríisku wáa karay.

Gidaarka waydin dhisteen.

Ardeydu jaamacaada way galeen.

Míisku wáa jabay.

Míiska wáy jabiyeen.

Hargesya, Muqdishu, Baydhaba iyo Harar.

Dalka way gaadheen.

Wúu cunay.

Naaghu kibista way cuneen, shaahana way cabben!

Wáy qaadday.

Inammadu hasha way qaadeen.

Nabád kú bári.

Ma dukaan baa?

Cashée!

Nabad ma ku bariday?

Recordings

Comments

HANADDIRIR
March 19, 2020

KWARAMA