Haddaba sidatan u tukada,
Aabbahayaga jannada ku jirow,
magacaagu qoduus ha ahaado.
Boqortooyadaadu he timaado,
doonistaada dhulka ha lagu
yeelo sida jannada loogu yeelo.
Kibis maalin nagu filan,
maanta na sii.
Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu
u cafinnay kuwa noo qaamasan.
Oo jirrabaadda ha noo kaxayn,
laakiin sharka naga du.
Waayo, boqortooyada iyo xoogga
iyo ammaanta adigaa leh weligaa.
Aamiin.
Thanks!